(Daawo Sawirro) Nin Darawal ka ahaa Bajaaj oo caawa Muqdisho lagu dilay & faahfaahino ka soo baxaya

Nin la sheegay inuu ka mid ahaa darawaliinta ku xamaasha Mootooyinka bajaajka ayaa caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Dilkan oo ka dhacay wadada Taleex ee degmada Hodan ayaa yimid ka dib markii askariga oo ka mid ahaa ciidamada amaanka iyo darawalkan uu soo dhex galay muran aan la ogeyn waxaa uu salka ku … Continue reading (Daawo Sawirro) Nin Darawal ka ahaa Bajaaj oo caawa Muqdisho lagu dilay & faahfaahino ka soo baxaya